Boqor Afrikan ah oo amray in la toogto dad banaan bax dhigaya lana xiro internet-ka

Boqorka boqortooyada Eswatani ee dalka Swaziland, ayaa kusoo rogey wadankani xanibaado fara badan, iyadoo gabi ahaanba la damiyey qadka internet-ka. Rabshadaha ka dhashey mudaaharaadyada lagu doonayo dimuqraadiyada, ayaa cirka isku shareerey, iyagoo ku fiday qeybaha kala duwan ee dalkani. Warbaahinta Swaziland, ayaa sheegtay shaley in mudaaharaadayaasha ay xireen waddooyin badan, halka dowladda dalkani ay damisay … Continue reading Boqor Afrikan ah oo amray in la toogto dad banaan bax dhigaya lana xiro internet-ka